Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaaalada Kismaayo waxaa si habsami leh uga socda mashruuca dhismaha waddooyin Laami ah oo ka kooban 31KM oo qeybtii ugu horraysay oo ka kooban 8KM la filayo in dhowaan Laamiga la saaro ayaa Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa ugu baaqay Hay’adaha Caalamka ee Dowladda Jubbaland kala shaqeeya dib u dhiska waddada isku xireysa degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Diriye Ali