Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo kor meeray ceelasha Biyaha degmada Cadaado.

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaarada tamarta iyo khayraadka Biyaha galmudug cabdulqaadir shire galbayte iyo xubno kamida shaqaalaha wasaarada oo qaar kamida deegaanada maamulka kor meer ay ugu kuurgalayeen baahiya biyood galmudug kajira ayaa kormeeray ceelasha biyaha degmada cadaado ee gobolka galgaduud

Xoghaya dowlada hoose ee degmada cadaado cabdiraxmaan axmed xersi iyo masuuliyiin katirsan maamulka dowlada hoose ayaa kormeerka ku wehliyay wasiirka iyo wafdiuiisa waxaana ay xog uruurin kasameeyeen baahiyaha ay tahy in deg deg looga jawaabo siloohelo biyo nadiif ah loona ilaaliyo badqabka iyo bulshada iyo xayawaanka

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here