Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay Shirkadda Biyaha Dayax oo ay hirgaliyeen qaar kamida ganacsatada reer Jubbaland.
Munaasabaddan waxaa ka qeybgalay wasiirada wasaradaha, tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, beeraha iyo waraabka Jubbaland, wasiirka wasaarada caafimaadka , masuuliyin ka tirsan Dowladda goleedka Jubbaland, ganacsato iyo martisharaf kale .
Warkan waxaa soo jeedineysa:- Hamdi Diriye Ali