Wasiirka wasaradda waxbarashada jubbaland oo Hay’adaha soomaaliya katageera waxbarashada kala hadlay hormarinta waxbarashada Jubbaland

0
85

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan ayaa u dhaxeyey wasiirka wasarada waxbarashada jubbaland iyo Hay’adaha soomaaliya katageera waxbarashada waxana ay kala hadleen sidi ay uga qeyb qadan lahayeen hormarinta waxbarashada deeganada maamulka jubbaland.
Agaasimaha guud ee wasarada waxbarashada jubbaland Mohamed wali sheikh ali ayaa kawarbixiyey kulanka kadib.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdullahi Abdulkadir Nur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here