Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda waxbarasada Galmudug Mohamed Hashi Dhoore ayaa Jaalliyadda kasoo jeeda Galmudug ugu baaqay inay taageeraan waxbarashada Deegaannada Miyiga ah ee Galmudug si waxbarashada loo gaarsiiyo caruurta kunool Miyiga.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdidaahir Garaad Cali.