Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Cadaado ka furay Imtixaanka Qaranka

0
65

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada dowlad-goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Cadaado Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Qaranka. Munaasabadda furitaanka imtixaanka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada, bahda waxbarashada, waalidiin iyo arday.

Wasiirka wasaradda waxbarada galmudug Mohamed Xashi Dhoore ayaa ku dhiirrigeliyay ardayda inay muujiyaan dadaal iyo kalsooni, isagoo u rajeeyay guul iyo mustaqbal ifaya.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here