Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo xariga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee magaalada Caabudwaaq.

0
77

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug mudane Maxamad xaashi Dhoorre oo ay wehlinayaan Wasiirka Wasaarada Arrimaha, Federalka & Dib-U-Heshiisiinta Dowlada Galmudug, Maamulka degmada Caabudwaaq, masuuliyin kale
ayaa xarig jaray dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Farjano ee degmada Caabudwaaq

Dugsigaan dhismihiisa ayaa waxaa iska kaashaday dadka deegaanka iyo dowladda waxaa munaasabadda lagu xarig jarayey goob joog ahaa Masuuliyin ka tirsan maamulka galmudug kan degmada Caabudwaaq iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa soo jeedineysa:- Hamdi Dirie Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here