wasiirka waxbarashada Galmudug oo xariga ka jaray school laga hirgaliyay deganka baladul-Amiin ee Gobolka Mudug

0
26

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad xariga looga jaraayey dugsiga hoose dhexe ee deegaanka Baladul-amiin ayaa kaqabsokntay deeganka baldul-amiin oo 45km dhanka bari magaalada Gaalkacyo kagabeegan

Xarig-jarka xaflada waxaa kaqaybgalay wasiiro
wasiiro-dolwayaal maamulka gobalka mudug kan degmada gaalkacyo culimada ururka hawenka Odoyaasha dhaqanka dhalinyaro maamulka deegaanka iyo qaybaha kalduwan bulshada reer
Baladul-Amin

Dugsigaan iyo xarumo kale oo danta guud ah ayaa waxaa si isku taahi ah kudhistay shacabka iyo maamulka deegaanka

Warkaan waxaa soo jeedineysa: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here