Wasiirka Waxbarashada KGS oo kulan la qaatay bahda waxbarashada ee degmada Baraawe.

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaadda waxbarashada dowlad goboleedka Koonfur galbeed mudane Ibraahim Aadan Ali Najax ayaa magaalada Baraawe kulan kula qaatay bahda waxbarashada ee degmadaas waxaana kulanka diirada lagu saaray hormarada dhanka waxbarashada ee Baraawe iyo caqabadaha ka jira.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here