Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka hadlay muhiimada afka Soomaaliga ah u leeyahay Waxbarashada dalka

0
81

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Faarax Sheikh Abdulkadir Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka hadlayey Munaasibada xuska Maalinta Afka Hooyo ayaa ka hadlay muhiimada afka soomaaliga ah u leyahay waxbarashada dalka.
Wasiir Farax Sheikh ayaa sheegay in halis uu ku jiro afka hooyo ee soomaaliga ah dadaal xoogan in lagaliyana u baahan yahay sidi u dabar go’i laheyn afka soomaaliga.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here