Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Farshaxanka gacanta.

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax shiikh cabdulqaadir ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay farshaxanka gacanta, taas oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddan oo ay ka soo qeyb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada, waxaa lagu soo bandhigay farshaxanno iyo farsamooyin gacmeedyo ay sameeyeen gabdho iyo farshaxanno Soomaaliyeed.

waxaa soo jeedineya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here