Wasiirka waxbarashada XFS oo xariga ka jaray Maktabada machadka Hana Akademi ee magalada Muqdisho

0
39

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada XFS ayaa xariga ka jaray maktabada cusub oo ay soo kordhisay machadka Hana Akademi ee magalada Muqdisho ee Casimada dalka
Waxana xarig jarka maktabada ka soo qeeb galey masuuliyiin kala duwan macalimiin ,dhalinyaro iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta Machadka Hana Akadeemi

Wasiirka wasarada waxbarashada XFS Farax Shiq Abdulkadir Ayaa sheegey in muhiim taha in xaruman lagu soo kordhiyo dalka si wax badan uga faaiidan dhalinyarada Soomaaliyeed.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here