Wasiirka waxbatasha XFS oo dhagax dhoga Schoolka waxaracade Degmada Hiliwaa.

0
42

Dhuusamareebย (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ayaa dhagax dhigay Dugsiga Hoose/Dhexe ee Waxarcadde ee Degmada Heliwaa.
Waxaa dhagax dhiga goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane ๐‚๐š๐›๐๐ข๐œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ iyo iyo gudomiye Degmada hilwaa iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

waxaa soo jeedineya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here