Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Dekadaha iyo gadiidka badda XFS ayaa kormeer qiimeyn ah ku tagay dekaddii hore ee macmalka ahayd ee deegaanka Ceelmacaan, Gobolka shabeellaha dhexe.
Safarka Wasiirka uu tagay deegaan xebeedka ceelmacan waxaa ku wehlinayey wasiirada wasaradaha dekadaha iyo gadiidka badda ee maamulada hirshabeele,Jubbaland iyo Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali