Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Laascaanood.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdi ballaaran oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Wafdigan oo ay hoggaaminayeen xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa socdaalkoodu salka ku hayaa u kuur-galka xaaladda amni, bulsho iyo siyaasadeed ee magaalada, iyagoo sidoo kale la kulmi doona odayaasha dhaqanka, maamulka deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here