Wasiirro ka tirsan Galmudug oo safar shaqo ku tagey Degmada Dhabad ee gobolka Galgaduud

0
36

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirro ka tirsan Galmudug oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Jaamac Cabdi (Wayee) ayaa kormeer shaqo ku tagay magaalada Dhabad ee gobolka Galgaduud.

Wafdiga waxaa halkaas kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Dhabad oo uga warbixiyay baahiyaha bulshada, gaar ahaan adeegyada caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here