Wasiiru-dowlaha Maaliyadda Galmudug ka warbixiyey Nabadda degmada Caabudwaq

0
36

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Galmudug, Mudane Abdirizak Mohamud Jaamac, ayaa ka warbixiyey xaalada amniga ee degmada Caabudwaq, isaga oo sheegay in xaaladda amni ee magaalada ay tahay mid la xakameeyay, balse uu ka digay waxyaabo khatar ku noqon kara. Mudane Abdirizak ayaa sidoo kale baaq u diray dadka uu ku tilmaamay inay isku horkeenayaan bulshada iyo dowladda, isagoo ugu baaqay inay iska kaashadaan sidii loo horumarin lahaa amniga iyo iskaashiga bulshada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here