Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiiru-dowlaha wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug Daahir Faarax Fiidow oo ay wehliyaan masuuliyiin kale ayaa waxaa ay kormeer ku tageen isbitaalka guud ee degmada Gaalkacyo Galmudug.
Waxaa uu wasiir dowluhu ka warbixiyay safar uu maalmihii lasoo dhaafay ku tagay degmooyin ka tirsan gobolka Mudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali