Wax-garadka Degmada Guriceel oo ku baaqay in laga qayb-qaato dhismaha Masjidka wayn ee Magaalada

0
46

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Iyadoo uu billowday dhismaha Masjidka wayn ee degmada Guriceel ayaa Culimada iyo guddiga gacanta ku haya dib-udhiska Masjidku waxaa ay bulshada wanaagga jecel ugu baaqeen inay wax ku darsadaan dhismaha Masjidka. Maamulka magaalada Guriceel ayaa dhankiisa waxaa uu boorriyay howshan dib u dhiska Masjidka isagoo umadda ugu baaqay inay kaalin ka gaystaan dhismaha Masaajidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here