Waxgarad booqday deegaanka Bandar-guuleed ee gobolka Mudug oo ka warbixiyay baahiyaha ka jira deegaankaas

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaanka Bandar-guuleed oo qiyaastii in ka badan 80Km u jira magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaa booqasho ku tagay gamacsato iyo wax-garad kale oo deegaankaas kasoo jeeda.

Masuuliyiinta booqday deegaanka oo warbaahinta la hadlay waxa ay sheegeen in deegaankan dhowaan laga hirgeiyay mashaaciir ay kamid yihiin Ceel biyood balse ay jiraan adegyo muhiim u ah nolosha bulshada Bandar-guuleed oo ay kamid yihiin Caafimaadka iyo waxbarashadu.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here