Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxgaradka mid kamid ah beelaha Galmudug oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay baaq nabadeed u direeb beelo ku dagaallamay deegaanno ka tirsan gobolka Galguduud.
Waxaa ay sheegeen in nabaddu ay muhiim tahay isla markaana la doonayo in laga wada shaqeeyo nabad-gelyada iyo nabad ku wada noolaashiyaha bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali


