Waxgaradka Degmada Bandiiradleey oo nabad ugu baaqay shacab isku dilay Deegaanka Saaxo gobolka Mudug

0
67

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo deegaanka Saaxo ee gobolka Mudug dhowaan ay isku dileen dad reer miyi ah arrimo la xiriira aanooyin qabiil ayaa qaar kamid ah maamulka iyo waxgaradka Degmada Bandiiradleey ee gobolka Mudug oo warbaahinta la hadlay waxaa ay ku baaqeen in ay nabadda laga shaqeeyo si’aysan dhibaato kale deegaankaas.

Warkan waxaa soo jeedinaya;-Cabdidahir Garaad Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here