Waxgaradka gobolka Shabeelaha Dhexe oo soo dhaweeyey gogosha nabadeed ee uu fididyay Madaxweynaha Hirshabeelle.

0
88

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxgaradka gobolka Shabeelaha Dhexe oo Shir qabtay ayaa soo dhaweeyey gogosha nabadeed ee uu fididyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle taas oo xal lugu raadinayo dagaal beleedyo dhawaan ka dhacay xadka gobolada Hiraan iyo Shabeellada dhaxe.
Odayashan dhaqanka ayaa sidoo kale ugu baaqay bulshada reer miiga ah iney xalada dajiyaan oo sugaan miraha gogosha nabadeed ee uu fidiyey Madaxweyanaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle.

 

 

Waxaa warkan faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here