Wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho oo Soosara Gadiidka Ciidanka iyo Kuwa Dadweynaha

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxamùd Cabdi Axamed oo ah wiil dhallinyaro oo kunool magaalada Muqdisho ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay gaadiidka noocyadiis kale duwan sida gaadiidka ciidanka leyla calaawi iyo bajaajka oo mac-mal ah kuwaasi uu gacantiisa ku farsameeyay.

Gadiidkaan mac-mal-ka ah ayuu ka sameeyay Al-waaxyo iyo jiinkado waxaana uu geeya meelaha ay dadka u badanyihiin si ay Bulshada ugu iibsdaan.Warkan waxaa soo jeedinaya:- Cabdullahi Cabdulqadir Nuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here