Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Xaafada Hodan ee Magaalada Dhusamareeb ayaa Sameeyay olole wado Furis ah iyo Jarida geedka garan-waaga oo Dhibaato Ku haaya isku Socodka bulshada
Wadooyinka maamulka ay ka howgaleen ayaa ahaa kuwa uu xiray geedyuhudka.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Diiriye Ali