Xaafadda Waxarcadde Dhuusamareeb oo Olole wadda furis ah laga sameeyay

0
81

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Xaafadda Waxarcadde ee magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sameeyeen Ololan oo loogu tala-galay in waddooyinka looga banneeyo dhirta sidoo kalena lagu hagaajiyo bilicda xaafadda. Bulshada Xaafadda iyo Booliiska ayaa qayb ka ahaa ololahan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here