Xaafado ka tirsan degmada Baxdo oo looga barakacay Bacaad ku soo rogmaday

0
178

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaysa bacaad aad u daran oo kusoo rogmaday qaar kamid ha xaafadaha magaalada kaas oo ay ka barakaceen bulshadii ku noolayd,

Bacaadka ayaa saamayn ku yeeshay nolosha dadka degganaa xaafado uu bacadkan kor udhaafay guryahooda qaar kamida dadka degmada baxdo ayaa codsaday in wax laga qabto bacad kaan ay uga barakaceen.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here