Xaafiiska xeer ilaalinta guud ee Galmudug oo war cusub ka soo saaray kiiskii dilka hooyada iyo Carruurteeda.

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ku-xigeenka Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Dowladda Galmudug, Abdihakim, ayaa sheegay in kiiska ay go’aanka ka soo saartay Maxkamadda Gobolka Galgaduud uu hadda ka furan yahay Maxkamadda Racfaanka ee Galmudug.
Abdihakim ayaa xusay in dacwaddaasi ay ku socoto hab-raac sharci ah, islamarkaana Maxkamadda Racfaanka ay dib u eegayso go’aankii hore ee la soo saaray.

Warkaan waxaa soo jeedinayaAbdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here