Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Barakacayasha Ku Nool Kaamamka ku yaala Magaalada Jowhar Ayaa waxa Soo Foodsaartay Xaalado Hoy Xuma Ah Kadib Curashada Xiliga Xagaaga ah waxaana jiro Dabeelo Xoogan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali.