Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xariga kajaray xabsiga Ciidanka Asluubta ee magaalada gaalkacyo kaas oo loogu tagalay in lagu haayo dadka lagu sooqabto fal danbiyeeyada Taliyaha ayaa sidookale waxa ow tababar ufuray Ciidan cusub oo kamid noqondoona Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban mohamed Abdi