Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Xaafadaha Hodon Iyo Waxaracade ayaa garbo siman ku kala baxay kulan katirsan Horyalka xaafadaha iyo deeganada hoos yimaada Dhuusamareeb kaasi oo kasocda garoonka kubada cagta Dhuusamareeb islamarkaana ay udaawasho tagaan galab walba boqolaal bulshada Dhuusamareeb ah iyo madaxba.
Natiijada kulanka Hodan -1 Vs Waxaracade-1