Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa
Kulan iskugu jiray soo dhaweyn iyo Sagootin u sameeynayay Masuuliyin la socotay Hayadda NIRA iyada oo lagu shaaciyay in la furay xafiiska Hay’adda ee degamada Gaalkacyo
Waxaa ka qeyb galay Duqa Dagmada Galkacyo mudane Cabdirahmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo ay wehliyeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Iyo Baarlamaanka Galmudug, maamulka Gobalka Mudug agaasimayaal ka tirsan Dowladda Hoose , xubno ka tirsan golaha Deegaanka iyo wakiilada ururada Haweenka iyo dhalinyarada.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Dirie Ali