Xaflad ay ku qalin-jabinayeen ardayda baratay cilmiga caafimaadka oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq

0
44

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Galmudug ayaa maanta ka qeyb galay xaflad qalin-jabin ah oo ay u sameeyeen arday dhameystay waxbarashadooda cilmiga caafimaadka ee ka socotay Macadka Midnimada ee magaalada Caabudwaaq.

Xafladda ayaa waxaa lagu maamuusay arday tiro badan oo dhameystay koorsooyin kala duwan oo la xiriira cilmiga caafimaadka, kuwaas oo lagu tababaray sidii ay bulshada ugu adeegilahaayeen dhinaca daryeelka caafimaadka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here