Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa magaakada Cadaado uga qaybgalay munaasabad ay ku qalinjabinayen ku dhawad 20 arday oo dhamaystay Jaamacadda Islaamiya farceeda degmada Cadaado,
Waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, maamulka degmada, madaxda jamacadda iyo bahda waxbarshada.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:Xamdi Diriye Cali.