Xaflad lagu caleemo saarayay gudiga ururka Naafada oo Dhuusamareeb lagu qabtay

0
81

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xafladaan lagu caleemo saarayay guddi ay iska doorteen ururka Naafada degmada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qayb galay agaasimaha Wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka maamulka Galmudug Maxamad Cali Allaale gudoomiyaha ururka haweenka Dhuusamareeb qaar kamida qaybaha kala duwan ee bulshada caasimadda galmudug ee Dhuusamareeb.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liibaan Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here