Xafladda qalinjebinta Fasallada 12-aad iyo 8-aad oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
16

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo uga qayb galay munaasabad loo sameeyay ardayda fasallada 12-aad ee dugsiga sare iyo fasallada 8-aad ee dugsiga dhexe ee Cabdullahi Ciise.

Munaasabadda waxaa goob-joog ka ahaa maamulka degmada, xubno ka socday Wasaaradda Waxbarashada, iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here