Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaarada Caafimaadka XFS Cali Xaaji aadan ayaa shir guddoomiyay kulan degdeg ah oo looga hadlayay ka hortagga iyo ka jawaabidda xanuunka Mpox oo Kusii faafaya qaar kamid ah dalalka Afrika.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka mooyee cid kale aysan soo saari karin awaamiir iyo warbixino Caafimaad bulshaduna u dhaga dhuglata digniinaha Wasaaradda.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor