Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xarumaha adeegyada bulshada gaar ahaana goobaha caafimaadka ee ku yaala degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud ayaa dib u bilaabay howlaha shaqo ee ay bulshada u hayeen
Bulshada ku nool degmada Ceeldheer ayaa u mahadceliyey hay’adda SRC ee gacanta ku haysa xarumaha caafimaadka degmada iyo laamaha amniga ee Dowladda Soomaaliya oo damaanad qaaday nabadgelyada Magaalada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud.
Waxaa warkan faahfaahinaysa: Hamdi Diriye Ali