Xarumaha danta guud ee Deegaanka Gurooleey oo La Dhagax-dhigay

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Degmada Wisil, Mudane Calixasan Guuleed, ayaa maanta, isagoo weheliya xubno ka tirsan maamulka degmada iyo hay’adaha amniga, dhagax-dhigay laba xarumood oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Gurooleey. Tani waxay qeyb ka tahay qorshayaasha maamulka degmada Wisil ee ku aaddan horumarinta iyo kobcinta adeegyada bulshada ee deegaanada hoos yimaada degmadaas.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here