Xarumaha talo bixinta iyo adeegga sharcigga oo Kusoo badanaya Magaalada Dhuusamareeb.

0
78

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Sharciga waxaa uu ka midyahay adeegyada ugu muhiimsan ee bulshadu sida joogta ah ugu baahanyihin Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa kusoo badanaya Xarumaha ay dadweynuhu ka helikaraan taalooyinka iyo adeegga sharciga.

waxaa soo jeedinaysa:- Xamdi Diiriye Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here