Xarumo Muhiim u ah maxkamadaha Gobolka Banaadir oo xariga laga jaray

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashi Yuusuf Axmed ayaa waxa uu xariga ka jaray xarumaha kaalmaha dhaxe ee maxkamadda racfaanka iyo Maxkamadda gobolka Banaadir.

Madasha xarig Jarka waxaa goob jooga ahaa gudoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud mas’uuliyiin katirsan maxkamada racfaanka iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here