Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay deegaanka Qam-qam ee Jubada hoose…

0
23

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda caafimadka jubbaland ayaa deegaanka Qam-qaam ka dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo loogu talagalay in loogu adeego bulshada.

munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa ku sugnaa wasiiro Xildhibano maamulka deegaanka iyo boqolaal shacab ah.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here