Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Arday ka baxay Jaamacadda Umadda ee maagalada muqdisho ayaa degmada Guriceel ee gobalka galgaduud ka hirgeliyey xarun caafimaad oo lagu daaweeyo xoolaha tasoo dadka degaanka ay baahi weyn u qabeen.
Xaruntan ayaa lagu daweyaa xanunada xoolaha ku dhaca sida furuqa ,Sanbabka, bacaha ay cunan iyo cuduro kale oo badan.
Warkan waxaa soo jeedineysa.Sadio Abdulkadir Yusuf