Xarun loo dhisay goonta Degmada Balanbal oo xariga laga jaray

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kadib iskutashi ay sameyeen bulshada degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud oo kaashanaya jaliyada kasojeeda degaanka ayey waxa ay kudhisteen xarun ay ugu talagalen in ay waxkubartan carruurta agoonta ee kunool Ballanbal iyo deganada hoos yimada.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xariga kajaray Xaruntan.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Bashiir Mohamed Salad 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here