Xarun loo dhisay ururada haweenka Jubbaland oo laga daahfuray magalada Kismaayo

0
56

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Marwa Cadar Cabdulaahi Cismaaciil ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay xarun loo dhisay ururada haweenka degmada Kismaayo taasi oo ay herheliysay Hay’adda GIZ.

Xaruntan ayaa loogu tala galay in haweenka lagu baro xirfado kala duwan sida Qurxinta dumar,Harqaanka,Cuno karinta iyo isticmaalka
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Marwa Cadar Cabdulaahi Cismaaciil ayaa ka warbixisay qeybaha ay ka koobantahay xaruntan loo dhisay ururka haweenka ee magaalada Kismaayo .

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here