Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Dagmada Galkacyo ayaa Xariga ka jaray Xaruntii u horeeysay ee keydka kaluunka iyo kheyraadka Badda oo laga hirgaliyay magaakada Galkacyo,
Munaasbadda xarigg jarka waxaa kasoo qeybgalay masuulin ka tirsan maamulka degmada, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali