Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Degaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Degaanka Korom-uusle oo kamid ah deegaanada hoos taga magaalada Kismaayo ka hirgalisay Xaruun loogu talagalay in lagu yareeyo Xaalufinta dhirta.
Daah-furay xaruuntaan waxaa ka qayb galay masuuliyiin katirsan wasaaradda Degaanka iyo isbedelka cimilada Dowlad gobaleedka Jubbland wasiiro iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed