Xarunta caafimaadka oo laga Hirgalinayo degmada Baladxaawo

0
55

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Baladxaawo Mudane Abdirahdid Arok iyo xubno ka mid ah maamulkiisa ayaa dhigay dhismaha xarun Caafimaad oo loogu tala galay in lagu daweeyo dadka qaba xanuunka dhimirka.

Waxaana goobta ku sugnaa masuuliyin uu ka midyahay madaxa caafimdka wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ee degmada Baladxaawo iyo xubno kale oo ka tirsan ururada Bulshada.

Warbixintan Hamdi Dirie Ali Ali ayaa akhrinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here