Xarunta caafimaadka xoolaha oo laga daahfuray Guriceel.

0
89

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa laga furay xarun caafimaad oo loogu talagalay daaweynta iyo qalliinka Xoolaha.

Xaruntan oo lagu magacaabo Daajiye waxaa ka qeybgalay masuuliyin ka tirsan maamulka degmada, dhaqaatiir iyo bulshada qeybaheeda kala duwan .

Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here