Xarunta Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo laga hirgeliyay degmada Kaaraan.

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa noqotay degmada 11-aad ee laga hirgeliyay xarunta hay’adda diiwaangelinta qaran ee loosoo gaabiyo NIRA. Bulshada Degmada Kaaraan oo xarig-jarka xaruntan ka hadlay ayaa waxay soo dhoweeyeen xarunta NIRA ee laga hirgeliyay degadaas.

Wrkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here